
Today, Hornafrique celebrates the power, creativity, and leadership of young people.
From farm to future — our youth are at the heart of sustainable food production and community growth.
To all young changemakers: keep dreaming big, working hard, and leading the way for a brighter tomorrow.
Maalinta Caalamiga ee Dhallinyarada Farxad leh!
Maanta, Hornafrique waxay u dabaaldegaysaa awoodda, hal-abuurka, iyo hoggaaminta dhallinyarada.
Laga soo bilaabo beer ilaa mustaqbal — dhallinyaradu waa laf-dhabarta soo saarista cuntada waara iyo koboca bulshada.
Dhallinyarada hal-doorka ah: sii riyadoda weyn, sii shaqada adag, oo hormuud u noqo berri ifaya.


















Leave a reply